Xirfadu waa barashada xikmado & xeelado aqooneed kuwaas oo aad xilliyo soo socda xayndaabka xaalado qalafsan xadhkahay kugu dabreen aad ugaga xuub siiban lahayd.